gabbaldhici
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)

U g.: ilaa qorraxdhaca wax meel ku hayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gabbaldhici

gabbaldhac [m.l]
Waqti qorraxdu sii dhacayso iftiinkeeduna gabaabsi yahay. ld gabbaldhicid.

gabbaldhicid [m.dh]
ld gabbaldhac.

gabbaldhicin [m.f.dh]
egg gabbaldhici.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg