gabbalee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-leeyay, -leysay)

Gabbalo yeelasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gabbalee

gabbaleyn [m.f.dh]
eeg gabbalee.

saraarogabbalee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -leysay)
Hadal dulucdiis intaan la gudagelin arar sheegid.

gabbal [m.l]
Qorrax sii dhaceysa.

gabbal [m.dh] (-lo, m.l)
Bar oo ku taal neef xoola ah oogadiisa.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg