gabbalgaabso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

Ku g.: ilaa waqtiga go qorraxdu dhicidda ku dhowaato meel ku sugnaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gabbalgaabso

gabbalgaabsasho [m.f.dh]
eeg gabbalgaabso. ld gabbalgaabsad, gabbalgaabsi.

gabbalgaab [m.l]
Galabnimada inteeda dambe ee gabbaldhaca ka horreysa. ld gabbalgaabad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg