gabbar
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

Cid gabbaro siin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gabbar

agabbar [m.l]
ld agabbarid.

agabbar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Nafley leyliyid.

agabbarid [m.f.dh]
eeg agabbar². ld agabbarid¹.

cagabbaruur [m.l] (-rro, m.dh)
1. Dhasha yaryar ee libaaxa. 2. Ilmo aad u cayilan oo aan socod weli gaarin.

gabbaro [m.dh] (-ooyin, m.l)
Lacag ama hanti kale oo beelo meel wada daggani bixiyaan oo la siiyo dowlad ama boqortooyo; sedo, ammaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg