gabbaro
(m.dh) (-ooyin, m.l)

Lacag ama hanti kale oo beelo meel wada daggani bixiyaan oo la siiyo dowlad ama boqortooyo; sedo, ammaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gabbaro

gabbar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Cid gabbaro siin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg