gabeysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

Wax la gabeeyey ahaansho (nafley).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gabeysan

gabaggabeysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax la gabagabeeyay ahaansho. ld gebagge- beysan.

gabeysnaan [m.f.dh]
eeg gabeysan. ld gabeysnaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg