gabgab
(Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone)

G. leh: erey lagu muujiyo cagajiidid ama ciirciirid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gabgab

gabbigabbi [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Ilaalo koox ah oo loo diro col inay soo indha-idheeyaan. ld gabgabbi.

gabgabbi [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
ld gabbigabbi.

gabgable [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Qof gabgab sameeya.

gabgablee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
1. Gabgab samayn. 2. Falal cagajuglayn cid loola yimaado.

gabgableyn [m.f.dh]
eeg gabgablee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg