gablami
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Cid gablan ka dhigid. ld goblami.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gablami

gablamid [m.f.dh]
eeg gablan². ld goblamid.

gablamin [m.f.dh]
eeg gablami. ld goblamin.

goblamid [m.dh]
ld gablami.

goblamin [m.dh]
ld gablami.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg