gablan
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

Qof gaboobay oo aan carruur lahayn. ld goblan¹.

gablan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)

1. Qof carruurtii ka le'atay noqosho. 2. Qof gaboobay oo aan carruur lahayn noqosho. ld goblan².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gablan

gablami [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid gablan ka dhigid. ld goblami.

gablamid [m.f.dh]
eeg gablan². ld goblamid.

gablannimo [m.dh]
Gablan ahaansho. ld goblannimo.

goblan [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
ld gablan.

goblan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
ld gablan.

goblannimo [m.dh]
ld gablannim.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg