gablee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-leeyay, -leysay)

Socod cagajiid ah oo aan qasad lahayn samayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gablee

gabgablee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
1. Gabgab samayn. 2. Falal cagajuglayn cid loola yimaado.

gableyn [m.f.dh]
eeg gablee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg