gabley
(m.dh)

Nooc shimbiraha ka mid ah; habas.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gabley

gabgableyn [m.f.dh]
eeg gabgablee.

gableyn [m.f.dh]
eeg gablee.

gableyshimbir [m.dh]
Ciyaar dhaqameed oo qaabka loo dheelo ama dhaqdhaqaaqeeda laga soo minguuriyay shimbirka la yiraahdo gabley.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg