gabloolid
(m.f.dh)

eeg gablool². ld gabtoolid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gabloolid

gabtoolid [m.dh]
ld gabloolid.

gablool [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
Candho guran oo aan caano lahayn. ld gabto, gabtood, gabtool¹.

gablool [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oolay, -ooshay)
Wax guran oo aan caano lahayn noqosho. ld gabtool².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg