gaboodfalid
(m.f.dh)

eeg gaboodfal². ld gaboodfal¹ (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaboodfalid

gaboodfal [m.l]
1. Gardarro bareer ah oo cid lagu sameeyo. 2. ld gaboodfalid.

gaboodfal [m.l]
1. Gardarro bareer ah oo cid lagu sameeyo. 2. ld gaboodfalid.

gaboodfal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-alay, -ashay)
Ku g.: gardarro bareer ah cid ku samayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg