gabooy
(m.l)

ld gaboy.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gabooy

gabooley [m.dh]
Ragga gabooyaha ku hubeysan.

gabooyaale [m.l]
Qof gabooye ku ugaarsada. ld gabooyaaley.

gabooyaaley [m.dh]
ld gabooyaale.

gabooye [m.l] (-yayaal, m.l/dh)
Galka fallaaraha lagu rito; qule. ld gabooyo.

gabooyo [m.l]
ld gabooye.

gaboy [m.l]
(gaboy, m.dh) Qof ugaarsiga ku nool. ld gabooy.

gobo' [m.dh]
1. Shay ka samaysan qori ama maqaar oo gammuunada lagu rito; gabooyo; qulux; qonox. 2. Dhibi.

qumbac [m.l] (-cyo, m.dh)
1. Geed aan qodax lahayn oo geedaha kale ku faalala, baxshana miro macaan oo la cuno. 2. Gabooye.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg