gabooye
(m.l) (-yayaal, m.l/dh)

Galka fallaaraha lagu rito; qule. ld gabooyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gabooye

gabooyaale [m.l]
Qof gabooye ku ugaarsada. ld gabooyaaley.

gabooyo [m.l]
ld gabooye.

qumbac [m.l] (-cyo, m.dh)
1. Geed aan qodax lahayn oo geedaha kale ku faalala, baxshana miro macaan oo la cuno. 2. Gabooye.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg