gabooyo
(m.l)

ld gabooye.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gabooyo

gabooye [m.l] (-yayaal, m.l/dh)
Galka fallaaraha lagu rito; qule. ld gabooyo.

gobo' [m.dh]
1. Shay ka samaysan qori ama maqaar oo gammuunada lagu rito; gabooyo; qulux; qonox. 2. Dhibi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg