gaboy
(m.l)

(gaboy, m.dh) Qof ugaarsiga ku nool. ld gabooy.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaboy

gabooy [m.l]
ld gaboy.

gab [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
Cod lagu muujiyo shanqar gaaban oo kedis ah. ld geb¹.

gab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Xil saaran ka soo bixi waayid (qof). 2. Wax samayntiisa awood u waayid. ld geb².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg