gabraar
(m.l) (-ro, m.dh)

Nin ugaarsada.

gabraar
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine)

Dabidda, qabashada iyo laynta ugaarta.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gabraar

gabraarad [m.l]
ld gabraarasho.

gabraarasho [m.f.dh]
eeg gabraaro. ld gabraarad.

gabraarato [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Dad ugaarsiga ku nool.

gabraaro [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-rtay, -ratay)
Ugaar laysasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg