gabraarad
(m.l)

ld gabraarasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gabraarad

gabraarasho [m.f.dh]
eeg gabraaro. ld gabraarad.

gabraar [m.l] (-ro, m.dh)
Nin ugaarsada.

gabraar [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
Dabidda, qabashada iyo laynta ugaarta.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg