gabran
(Fal Gudbe4 | Verb Transitive4) (-naa, -nayd)Wax badan oo meel wada fadhiya noqosho.
gabran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax la khayaamay ahaansho (cid).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gabran ↴
gabaaran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
ld gabran.
gabaarnaan [m.dh]
ld gabranaan.
gabaarnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld gabranaan.
gabramid [m.f.dh]
eeg gabran¹.
gabranaan [m.f.dh]
eeg gabran. ld gabaarnaan, gaabaarnaansho, gabra naansho.
gabranaan [m.f.dh]
eeg gabran. ld gabranaansho.
gabranaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld gabranaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg