gabro
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-raday, -ratay)

Nafley badan meel wada fariisasho. ld gabaaro.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gabro

gabaaro [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-rtay, -ratay)
ld gabro.

gabrasho [m.f.dh]
eeg gabro. ld gabaarasho.

gab [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
Cod lagu muujiyo shanqar gaaban oo kedis ah. ld geb¹.

gab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Xil saaran ka soo bixi waayid (qof). 2. Wax samayntiisa awood u waayid. ld geb².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg