gabsas
(m.dh)

(c.nafl.) Naasley yar oo gafuur dhuuban, dabo dheer oo duf badan iyo midab casaan xigeen ah leh oo ku nool meelaha jiqda ah; saangur.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gabsas

agabsasho [m.f.dh]
eeg agabso. ld agabsad.

hagabsasho [m.f.dh]
eeg hagabso. ld hagabsad, hagabsi, hakabsad, hakab-sasho, hakabsi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg