gabsho
(m.dh)

Caano aad u dhanaanaaday oo isbeddel ku dhacay.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gabsho

gabshoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Gabsho noqosho.

gabshood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg gabshoo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg