gabshoo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-ooday, -ootay)

Gabsho noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gabshoo

gabshood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg gabshoo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg