gabto
(m.dh)

ld gablool¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gabto

dementiya [m.l]
(daaw.) Xaalad cudur oo joogto ah ama muddo dheer socota oo ay maskaxda gabto hawsheeda. Astaamo: xasuus xumo, isbeddel shakhsiyaded, fakar xumo iyo habow, istix geli la'aan.

gablool [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
Candho guran oo aan caano lahayn. ld gabto, gabtood, gabtool¹.

gablool [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oolay, -ooshay)
Wax guran oo aan caano lahayn noqosho. ld gabtool².

gabloolid [m.f.dh]
eeg gablool². ld gabtoolid.

gabtood [m.l]
ld gablool¹.

gabtool [m.l]
ld gablool¹.

gabtool [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oolay, -ooshay)
ld gablool².

gabtoolid [m.dh]
ld gabloolid.

gab [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
Cod lagu muujiyo shanqar gaaban oo kedis ah. ld geb¹.

gab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Xil saaran ka soo bixi waayid (qof). 2. Wax samayntiisa awood u waayid. ld geb².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg