gabyaa
(m.l)

Nin hal-abuurka maansada yaqaan. ld gabayaa.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gabyaa

xaliilad [m.dh]
Magac la siiyo gabyaa ku xeeldheer curinta maansada.

gabayaa [m.l]
ld gabyaa.

kuhaanlow [m.l]
1. Nin ku dheer kuhaanka. 2. Gabyaa habaarkiisu kaco.

maansayahan [m.l]
Qof maanso curinta yaqaan; gabyaa; heesaa; laashin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg