gacaliso
(m.dh)

Qof haween ah oo aad loo jecelyahay. ld gacalo (1).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gacaliso

gacalo [m.dh]
ld Gacaliso; gacaltooyo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg