gacalsi
(m.l)

ld gacalsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gacalsi

gacalsasho [m.f.dh]
eeg gacalso. ld gacalsad, gacalsi.

gacal [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
1. Jacayl cid loo hayo. 2. Saaxiibtinnimo, qaraabannimo, iwm oo cid ka dhexeysa.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg