gacaltooyo
(m.dh)

Is jeclaan iyo is qaddarin dad ka dhexeysa. ld gacalo (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gacaltooyo

saaxiib [m.l] (-bbo, m.dh)
Nin xiriir gacaltooyo qof kale la leh; wadey.

saaxiib [m.dh] (-bbo, m.dh)
Naag xiriir gacaltooyo qof kale la leh; saaxiibad.

saaxiib [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
La s.: cid xiriir gacaltooyo la yeelasho.

saaxiibad [m.dh] (-do, m.l)
Gabar xiriir gacaltooyo lala leeyahay.

gacalo [m.dh]
ld Gacaliso; gacaltooyo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg