gadaalabbar
(m.l)1. Barashada, qaabka iyo xeeladaha kudmada. 2. ld gadaalabbarid.
gadaalabbar
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)Qaabka iyo xeeladaha kudmada barid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gadaalabbar ↴
gadaalabbarid [m.f.dh]
eeg gadaalabbar². ld gadaalabbar¹ (2). gadaale s. Dib xiga; gadaaleeya.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg