gunaad
(m.l)

Nabar kor ka biskooday oo hoos ka jirran.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gunaad

gunaadsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Dhaawac wax hoos ka buka ahaansho.

gunaadsanaan [m.f.dh]
eeg gunaadsan. ld gunaadsanaansho.

gunaadsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld gunaadsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg