gunaanadid
(m.f.dh)

eeg gunaanad². ld gunaanad¹ (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gunaanadid

gunaanad [m.l]
1. Dhammaystiridda wax la dhamaystiro. 2. ld gunaanadid.

khatin [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-imay, -intay; -imi)
Quraan iyo duco la akhriyay gunaanadid.

gunaanad [m.l]
1. Dhammaystiridda wax la dhamaystiro. 2. ld gunaanadid.

gunaanad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
1. Qof dhimanaya quraan ku akhriyid. 2. Dood iwm dhammaystirid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg