gunaanadseegid
(m.f.dh)

eeg gunaanadseeg². ld gunaanadseeg¹ (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gunaanadseegid

gunaanadseeg [m.l]
1. Yaasimin la'aanta uu la kulmo qof dhintay. 2. ld gunaanad- seegid.

gunaanadseeg [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
Qof dhintay, gunaanad waayid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg