gundhaw
(m.l)

Cayayaan, salka hoose ka gooya geedka digirta iyo qaraha.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gundhaw

guggundhaw [m.l]
Koor hal carrab leh oo jalaqda ka weyn boodaantana ka yar oo geela loo xiro.

gundhawr [m.l]
1. Bartamaha gaashaanka. 2. Xoogaa masaggo ah oo lagu reebo mooyaha marka wax lagu tumayo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg