gundhis
(m.l)

Bir daab qori ah leh, afkana fantax ku leh oo wax lagu tolo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gundhis

gundhi [m.l]
1. ld gundhis. Bir yar oo caarad dhuuban iyo gawl leh oo kabaha iwm lagu tolo. 2. ld gundhin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg