gunnad
(m.dh) (-do, m.l)

Weel yar oo caw, dun iwm ka samaysan oo leh midabyo badan iyo aabbur waxyaabaha udgoon oo la shito lagu rito.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gunnad

qufad [m.dh] (-do, m.l)
Weel aabbur leh oo cawda laga sameeyo oo alaabada yaryar lagu gurto; gunnad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg