gunnee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-neeyay, -neysay)

1. Cid gunno siin. 2. Caano sanka u saarid sac aan godlanayn oo la doonayo in la liso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gunnee

gunneyn [m.f.dh]
eeg gunnee. ld gunneys.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg