gunno
(m.dh)

1. Lacag la siiyo cid shaqo dheeraad ah qabatay. 2. Hanti yar oo cid loogu naxariisto ama lagu laaluusho. ld guno.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gunno

gunnee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-neeyay, -neysay)
1. Cid gunno siin. 2. Caano sanka u saarid sac aan godlanayn oo la doonayo in la liso.

guno [m.dh]
ld gunno.

habeendhax [m.l] (-xyo, m.dh)
1. Safar habeen lagu dhaxo. 2. Gunno yar oo la siiyo qof shaqo meel u aaday.

gun [m.dh]
1. Dad tol yari lagu liido. 2. Dadweyne; tol. 3. Weel halka uu ka unkamo. 4. Jirridda geedka iwm.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg