gunre
(m.l)

Geedquwaax qodax iyo xabag leh oo ka mid ah dhirta dawada. ld gumre, gunray, gunro.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gunre

gumre [m.l]
ld gunre.

gunray [m.l]
ld gunre.

gunro [m.l]
ld gunre.

gun [m.dh]
1. Dad tol yari lagu liido. 2. Dadweyne; tol. 3. Weel halka uu ka unkamo. 4. Jirridda geedka iwm.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg