gunrog
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

G. ah: wadaan, jawaan iwm oo gudihiisa kor la mariyay.

gunrog
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-gay, -gtay)

Wadaan, jawaan, iwm gudihiisa kor soo marin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gunrog

gunrogan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-gnaa, -gnayd)
Wax la gunrogey ahaansho.

gunrogid [m.f.dh]
eeg gunrog².

gunrognaan [m.dh]
eeg gunrogan. ld gunrognaansho.

gunrognaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld gunrognaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg