gunrogan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-gnaa, -gnayd)

Wax la gunrogey ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gunrogan

gunrognaan [m.dh]
eeg gunrogan. ld gunrognaansho.

gunrog [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
G. ah: wadaan, jawaan iwm oo gudihiisa kor la mariyay.

gunrog [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Wadaan, jawaan, iwm gudihiisa kor soo marin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg