gunrogid
(m.f.dh)

eeg gunrog².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gunrogid

gunrog [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
G. ah: wadaan, jawaan iwm oo gudihiisa kor la mariyay.

gunrog [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Wadaan, jawaan, iwm gudihiisa kor soo marin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg