guntasho
(m.f.dh)

eeg gunto.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh guntasho

duubo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-btay, -batay)
1. Wax fidsan laalaabasho. 2. Nabar gaarso ku duubasho. 3. Qof boqor ka dhigasho. 4. Duub madaxa ku xirasho. 5. Indho maro ku xirasho. 6. Maro guntasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg