gunuunuc
(m.l)

Hadal hoos loo yiraahdo oo diidmo ku jirto. ld dunuunuc¹, gunuunus¹, gunuus¹.

gunuunuc
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-cay, -cday)

Hadal diidmo ku jirto hoos u dhihid. ld dunuunuc², gunuunus², gunuus².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gunuunuc

dunuunuc [m.l]
ld gunuunuc¹.

dunuunuc [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
ld gunuunuc².

dunuunucid [m.dh]
ld gunuunucid.

gunuunucid [m.f.dh]
eeg gunuunuc². ld dunuunucid, gunuunsid, gunuusid.

gunuunus [m.l]
ld gunuunuc¹.

gunuunus [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-say, -stay)
ld gunuunuc².

gunuunusid [m.dh]
ld gunuunucid.

gunuus [m.l]
ld gunuunuc¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg