gunuunucid
(m.f.dh)

eeg gunuunuc². ld dunuunucid, gunuunsid, gunuusid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gunuunucid

dunuunucid [m.dh]
ld gunuunucid.

gunuunusid [m.dh]
ld gunuunucid.

gunuusid [m.dh]
ld gunuunucid.

gunuunuc [m.l]
Hadal hoos loo yiraahdo oo diidmo ku jirto. ld dunuunuc¹, gunuunus¹, gunuus¹.

gunuunuc [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-cay, -cday)
Hadal diidmo ku jirto hoos u dhihid. ld dunuunuc², gunuunus², gunuus².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg