gunuunus
(m.l)

ld gunuunuc¹.

gunuunus
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-say, -stay)

ld gunuunuc².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gunuunus

gunuunuc [m.l]
Hadal hoos loo yiraahdo oo diidmo ku jirto. ld dunuunuc¹, gunuunus¹, gunuus¹.

gunuunuc [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-cay, -cday)
Hadal diidmo ku jirto hoos u dhihid. ld dunuunuc², gunuunus², gunuus².

gunuunusid [m.dh]
ld gunuunucid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg