guraabbaasid
(m.f.dh)

eeg guraabbaas². ld guraabbaas¹ (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh guraabbaasid

guraabbaas [m.l]
1. Hadal badan oo aan murti lahayn oo qof carraysani ku hadlo. 2. ld guraabbaasid.

guraabbaas [m.l]
1. Hadal badan oo aan murti lahayn oo qof carraysani ku hadlo. 2. ld guraabbaasid.

guraabbaas [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-say, -stay)
Hadal badan oo aan murti lahayn oo caro ku jirto dhihid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg