guranyo
(m.l)

Geedka diirta marka uu laba dhegood dhaafo oo laanna uusan weli yeelan. ld gureeyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh guranyo

guran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
1. Wax aan caano lahayn ahaansho. 2. Wax aan biyo lahayn ahaansho. 3. Wax weelkay ku jireen laga saaray ahaansho (cunno).

guran [m.l]
Geel aan irmaanayn; horweyn.

guran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Neef irmaan canihii ka dhamaasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg