gurasho
(m.f.dh)

eeg guro². ld gurad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gurasho

xabkayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
1. Xabag gurasho. 2. Meelo kala duwan ka qaraabasho.

baroorso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Meseggo aan bislaan gurasho.

bocoolaggurasho [m.f.dh]
eeg bocoolaguro. ld bocoolaggurad.

curdanso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Curdan gurasho.

dhaameelso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Dhaameel gurasho.

dibuggurasho [m.dh]
1. Cabsi darteed gadaal u bixid. 2. Xeelad dagaal oo ciidanku adeegsado. ld dibuggurad, dibugguro, dibugguryo.

faarso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
1. Caano faar u yeelasho. 2. Caano faar ka gurasho.

gurad [m.l]
ld gurasho.

habuuqso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Habuuq gurasho. ld haquuqso.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg