gurayo
(m.dh)

Naag aan nasiib wanaagsanayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gurayo

ibagurayo [m.dh]
Bararka naasaha geela marka si xun loo maro ay bararaan.

sefed [m.dh] (-do, m.l)
Wax meel laga gurayo oo meel kale la gaynayo inta hal mar la dejiyo: maqaasiinkii waxaa la keenay sefed baasto ah.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg